U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goosan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GO6 xar
1

Koox ari ah oo luntay.

2

Koox aan badnayn oo ciidan ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa wax laga naxo ah in qoysaskani ayna wali wax shaqo ah helin lagana goosan doono xoogaagii dhaqaalaha ahaa ee ka soo gali jiray dowladda.

”
“

Qarni dhan ka dib maanta nimankaas dadaalkoodii weli midho lagama goosan.

”
“

Shirka Jaraa'id ayuu ku sheegay in askarta Dowladda loosoo tabarayay ay intooda badan u goosan jireen dhinacyada kooxaha kasoo horjeeda, kaddib markii ay waayeen raashin, hub iyo waxyaabihii ay dowladda uga baahnaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goosan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD