U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhallin

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro.

2

Dadka inta da'da yar.

3

Dh. ah: qof da' weyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaar ka mid dariiqyada ay muhaajiriintu u maraan Yurub Waa odhaah gebi ahaanba gobolada Soomaaliya aad ka maqlayso dhallin iyo dhaaxaa jirba oo waa arrin ay caadaysteen u hanqaltaaga tahriibtu.

”
“

Kooxda martida loo ahaa ee Osasuna, ayaa mar labaad uu u dhallin gaadhay gool labaad ciyaartoyga reer Ustaraaliya John Aloisi, kadib markii uu birta ku garaacay kubad uu meel dhow kaga laaday goolka.

”
“

Yaasiin waa wiil dhallin-yaro ah, aadna u dheer oo suurtogeliyay inuu gacantiisa ku kasbado qaddarin magac weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhallin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD