U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaddarin

Magac Fal
Xaraf QSubg QA8 xar
1

.dh qaddari.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Illaa iyo waqti dhawna, gabdhihii halkaas wax ku bartay qaarkood way la soo xiriiri jireen, iyagoo Zeynab qaddarin iyo sharaf weynba u hayay, waxayna u jeclaayeen marxuumadda sidii hooyooyinkoodii dhabta ahaa oo kale.

”
“

Inkasta oo Hector Cuper uu ku tilmaamy mid qaddarin ku leh markay noqoto dhinaca weerarka, haddana wuxuu muujiyay inaanu badhaadho ka gaadhi karin habka isku cufan oo ah mid kooxda gool-dhalintu ku yaraanayso.

”
“

.2- In Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeen iyo ciddii u sharraxan jagooyinkaas ay leeyihiin xasaanad, karaamo iyo qaddarin. 4.3- In la sii daayo dhammaanba dadkii loo xidhay xiisadda siyaasadeed intii ay ka aloosnayd dalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaddarin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD