U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dawan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro.

2

Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kulankan waxaa lagu soo hadal qaaday sidii la isaga kaashan lahaa amniga gobolka oo dhan oo dilal kala dawan ay ka dhaceen mudooyinkii u danbaysay.

”
“

Maansadiisu waa dawan, baaq, hodan, xigmad, murti iyo qaylo dhaan xilliga argagixiso jirto.

”
“

Weeraro xaley ka dhacey Muqdisho Ugu yaraan saddex goobood oo kala ah: Warshaddii Bastada, Dhismaha Xayle Bariise iyo Saldhigga Degmada Huriwaa ayaa xalay weeraro kala dawan lagu qaaaday, iyadoo weerarradaas ahaayeen kuwo socday muddo saacad ku dhow.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dawan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD