U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.

2

Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.

3

Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Golaha Guurtida Oo Jeediyay Baaq Nabadgelyo, Tafsiirna Ka Bixiyay Muddo-Kordhintii Baarlamaanka.

”
“

Issimada Puntland oo maanta June 30,2008 baaq ka soo saarey xaalada Puntland kuna dhawaaqey shirweyne looga arinsado aayaha gobolka ayaa xukuumada uga digey in Dastuurkan aan la horgeyn Barlamanka.

”
“

Jaamac Maxamed Qaalib wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee aaminsan fikirka federaalka, wuxuuna had iyo jeer u ololeeyaa midawga Baaq Ku Socda Bulshada Reer Somaliland KU: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD