U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhan1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA4 xar1 Tusaale
1

Dhinac, gees.

2

Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. .

Tusaalooyin

“

Caana dh.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka xafiiska Madaxweynaha Dowlada KMG Somalia ayaa ku eedeeyay warbaahintaasi inay buun buuniyeen waxyaabo been abuur oo ka dhan ah dowlada KMG Somalia.

”
“

Aadan Madoobe uu ku adkeysanayaa in haddii uu dhaco ay dowlada oo dhan dhacayso.

”
“

Aadan Madoobe ayaa sheegay in kulanka ugu horeeya ee baarlamaanku yeelanayo loo hadli doono dacwad ka dhan ah heshiiskan oo xildhibaano ay soo gudbiyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD