U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalab

Magac Lab
Naxwemuus.
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.

2

Hubka lagu dagaalamo oo dhan.

3

Qalabka muusikada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Doonyaha waxaa u saarnaa hub, qalab dhismo, raashin iyo alaabo hadiyado ah.

”
“

Dhinaca kale markab sida qalab milateri oo ciidamada Uganda ay leeyihiin ayaa laga sugayaa dekadda weyn ee Muqdisho.

”
“

Dowlada Talyaaniga oo Qalab Caafimaad ugu deeday Dowlada Soomaaliya 26 May 2009- waxaana hubaanti ah in qalabkaasi waxbadan ka taridoono Goobaha Cisbitaalada Magaalada Muqidsho iyo guud ahaan Gobolada Dalka..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

muus.

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD