U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xalay

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

AMISOM oo duqeysay goobo ka tirsan Muqdisho Ciidamada AMISOM ayaa madaafiic culus xalay la dhacay qaybo ka tirsan Muqdisho kadib markii saldhig ay ku leedahay jidka warshadaha ay kooxaha hubeysan ee DF ka horjeeda ku weerareen hoobiyeyaal dhowr ah.

”
“

Akhri warkan oo ku qoran English Ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Ethiopia oo dab rid sameeyay Ciidamada DFKMG ah oo ay wehliyaan cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia ayaa xalay dab rid xoogan ka sameeyay agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Baydhabo.

”
“

Augustine Phillip Mahiga ayaa kulan albaabbadu u xiran yihiin kula yeeshay Nairobi afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan habeenkii xalay, iyadoo aan si dhab loo ogeyn wixii ay labada mas'uul isku afgarteen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xalay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD