U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxoogaa

Magac Lab
Xaraf WSubg WA8 xar
1

.kh W. ah: wax tiro ahaan aan badnayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadoo dawladda Jabuuti waxoogaa soo fidisay waddada Saylac timaad dhismaheeda ama kabisaadeeda.

”
“

Waxoogaa ayaa la kala aamusnaa oo aanay hadalo is-weydaarsan saaxiibada kulmay ee Jaamac iyo Najiib oo wada socday iyo Cali Suudaani oo isagu hadda soo raacay.

”
“

Bilan ayaa yara aamustay, kor iyo hoosba eegtay, waxaanay waxoogaa ka yar fikirtay bal inay mushkiladeeda u soo bandhigto ededeed iyo inkale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxoogaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD