U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khafiif1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA7 xar
2

Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Midabka buluugga ah ee buuggu wuxuu shabbahaa cirkoo saafi ah oo xoogaa caad khafiif ahi ka sii faydmayo.

”
“

Ayadoo la tixraacayo Koloriinta iyo Aaydhiinta ku jirta biyaha macaan ayaa loo kala saari karaa biyo adag iyo biyo khafiif ah.

”
“

Hase yeeshee daqiiqaddii 29aad, ayaa Jorge Campos shebegga ku dhejiyay kubbad khafiif ah, oo goolka hortiisa uu ka helay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khafiif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD