U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaac

Fal Magu (1)
Naxwe-cay, -cday
Xaraf YSubg YA4 xar
1

Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho.

2

Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Waxa laydinku sheegaa is-barbar-yaac maamul oo aan laysku ixtiraamin hawlaha qaranka sida loo kala leeyahay, arrintaas maxaad ka qabtaa?

”
“

Habeenimadii Xalay ayay galeen Soomaalida ku nool Xaafada Islii Magaalada Neyroobi Xaalad isku dhex yaac ah,iyagoo layaab ay ku noqotay howlgalada Ciidamadu ka fuliyeen xaafadaasi.

”
“

Laakiin duqyaasha ayaa iyagu xusbiyaasha iyo ururayowga u bilaabay haasaawe cusub, iyaga oo kala tashanaya ab-doonka arimaha isku yara yaac-yaacay ee xagga doorashada iyo asal-guurka aayaha dalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-cay, -cday

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD