U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxaad

Magac Lab
Naxwe-ddo/-dyo, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Burhaan, waxaa kaloo uu cambaareeyay Wariyaal ku xiran magaalada Laascaanood waxaana uu sheegay in aan wax dambi ah lagu hayn, balse, lagu haysto oo kaliya maxaad deegaamadiina u booqateen.

”
β€œ

Haddii dawlada Somalia ay wada hadalada Somaliland la gole yimaadaan midnimo Soomaaliyeed oo mawqifkaasi ay istaagaan maxaad ka odhan lahayd?

”
β€œ

Farxaan isaga oo mahadsan uu weydiiyay (wasiirka) maxaad ku soo baddasheen, jawaabteeda waa kii waayay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ddo/-dyo, m.dh

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD