U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaalad

Magac Dheddig
Naxwe3Fiisigis
Xaraf XSubg XA6 xar
1

ld xaal1 . xaalad-beeggaal m.dh (fiis.) Xaalad loo adeegsado qiimaha looga qiyaas qaato cabbirrada kul-daynaamikada

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Haddii aynu qiimayn iyo ixtiraamba u hayn waydo dhamaan sharciyadda caalamiga ah, madaniga ah iyo kuwa dawliga ah waxaa iman doonta in xaalad kastaba ay si guracan noqoto oo aanu u fiicnayn dalka iyo dadweynaha somalilandba.

”
β€œ

Ciidamada Maraykanka oo taliskoodu yahay dalka Kuwayt, waxa ciidamada iyo shacbiga Kuweyt-ba soo food-saaray xaalad baqdin leh, kadib markii ay ciidamada Ciraaq Saddex gantaalaha Scott-ka loo yaqaan ka mid ah ku rideen dalka Kuweit.

”
β€œ

Boqorkan oo magaciisa la yidhaa Daahir Shaadali, wuxuu boqornimada la caymaday guyaal hore, halkaasi u idlaaday xaalad boqor la’aan ah, kuwaas oo arrin la’aan ilkaha iskaga qubay, oo xariifnimo darteed daroogo u beertay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

3

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaalad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD