U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xisaabtan1

Magac Lab
Xaraf XSubg XI9 xar
La Mid AhxisaabtamidMagac Fal
1

.dh xisaabtan2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa awgeed waxa la inaga sugayaa waji cusub oo hawl qabad, ku socda barnaamij qorshaysan oo xisaabtan leh, inaad ku hawl gashaan, waxaydun noqon doontaan laba mid, wax tare magac ku hela marxaladan cusub ama waxmatarayaal” ayuu yidhi madaxweynuhu.

”
“

Hay'addu waxay ku baaqaysaa dhismaha gudi Baaritaan Qaramada Midoobay magacawdo oo baarid ku sameeya xadgudubyada ka dhanka ah shuruucda caalamiga, soona khariiradeeya tacaddiyada ugu xun, aasaasna u dhiga xisaabtan dhaca.

”
“

Waa in uu jiraa la xisaabtan, hantidhawr iyo agaasim waafi ah oo sahamlayda oo dhami ka dharagsan tahay, si loo ogaado halka iyo cidda ka baydha wadiiqada bulshadu ku heshiisay, ee u janjeedhisa dhanka tiisa ama tooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xisaabtan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD