U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tiisa1

Magacuyaal Lahaansho
Naxwekuwiisa, w
Xaraf TSubg TI5 xar2 Tusaale
1

.dh Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. . tiisa2 (-tiisa) dk.lh.dh Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. .

Tusaalooyin

“

Nin tiisa haysata tu kale uma daryeelo

”
“

Cali beryahan bartiisa lama arkin

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Madaxweynaha waxaa u cad tiisa isla markaana ma eegayo danta guud" ayuu yiri Siciid Maxamad Raage oo BBC-da uga jawaabayey in Madaxweynaha DGPL kawada hadleen arintaan.

”
“

Qaadashada iyo urursiga aqoonta garaadka kobcisa ee afka ingiriisiga lagu yidhaa (factual knowledge) waa qayb aad muhiim ugu ah qofka hore-u-markiisa aqooneed iyo tiisa shakhsi ahaaneedba.

”
“

) Howlkar(Hardworking): Soomaalidu waxay tiraahdaa ninkaad kaba ka tolanayso kuwiisii la fiiriyaa ninka maareynaya mustaqbalka umadu waa inuu yahay marka hore nin maareeyay noloshiisa shakhsiga ah,midiisa xirfadeed iyo tiisa aqooneed intaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)

Isrogrog

kuwiisa, w

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiisa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD