U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaritaan

Magac Lab
Naxwekiim.
Xaraf BSubg BA9 xar
1

Raadinta wax qarsoon.

2

Suuq waayidda badeeco ganac loo soo bandhigay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dukumiintigaas oo ay ku jirto xogta baaritaanka nooca 'seismic' ee baaritaan hore loo sameeyey.

”
“

Ciidamada Maxaakiimta Islaamka ee Maamulka Dhulkaasi ayaa shaaca ka qaaday inay baaritaan ku hayaan cidii ka danbeysay dilka Marxuumkaasi loo gaystay islamarkaana ay sharciga horgeyn doonaan haddiki la soo qabto.

”
“

Afhayeenku waxaa uu sidoo kale sheegay inay wali baaritaan ku hayaan raga ay ay hayaan sidoo kalana dhawaan warbaahinta u soo bandhigi doonaan inta uu ka kooban yahay waxyaabaha qaxa ee ay qabteen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kiim.

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaritaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD