U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeeran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnaydFiisigis
Xaraf XSubg XE6 xar
1

Wax la xeeray ahaansho. xeerar-waarid m.l Xeer caddaynaya in wadarta xaddiga astaamaha fisikaad sida cuf iyo tamar aanu isbeddelin, inkastoo isbeddel gudeed ka dhex dhaco astaamaha fisikaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhulkaas Qawqaaska la yidhaahdo waxaa dhinacyada waqooyi iyo koonfur kaga xeeran wabiyo, waxaanu dhulkaasi ka kooban yahay dhawr Jamhuuriyadood oo kala ahaa:- Jeejniya,Ingosheetiya, Dagistan, Balqariya, Oseetada waqooyi iyo Adeqiya.

”
“

Roobabkan oo ah Raxmda ALLE ayaa waxay kaloo ka da'een Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran, kuwaasoo sababay in Magaaladu aysan soo gelin qudaartii iyo Caanihii looga keenayay Gobalada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.

”
“

Magaalada waxaa ku xeeran tuulooyin aad u badan,dhaqaalaha magaalada waxaa uu ku tiirsan yahay beeraha iyo xoolaha nool,iyadoo Luuq ay ku taal buundada ugu weyn dalka Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeeran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD