U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tiirsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf TSubg TI7 xar
1

Wax la tiiriyey ahaansho.

2

Ku t.: cid, cid kale kaalmo ka hesha ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Macdanta dheemanka iyo dalxiiska ugaadha loo daawasha tago ayaa dhaqaalaha dalkaasi ku tiirsan yahay.

”
“

Warbixintu waxaa kale oo ay sheeegtay arrinta keliya ee la tixgelin karo oo ee Zimbabwe ay ku guuleysatay in ay tahay horumar 15% ah oo ay ka sameeyay waxyaabaha ay bulshadu ku tiirsan tahay sida isbitaallada iyo iskuullada.

”
“

"Waxaa naga go’an inaan dagaal kula wareegno dalka oo dhan, waayo nabad iyo wadahadal waa diideen kooxaha naga soo horjeeda, waxayna ku tiirsan yihiin Al-Qaeda" ayuu Xaabsade u sheegay warbaahinta Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiirsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD