U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koonfur

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KO7 xar
La Mid AhkoofurMagac Dheddig
1

Jiha waqooyiga liddiga ku ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boliiska dalka koonfur Afrika oo dhac iyo jirdil u geystay Ganacsato Soomaali ah.

”
“

. Golaha wasiirada oo ka koobnaa21 wasiir somaliland waxaa laga siiyey afar wasiir. 5. Caasimada waxaa laga dhigay muqdisho oo ahayd koonfur.

”
“

Boqolaal qoys oo ka cararay dagaalada u dhexeeya DF iyo Islaamiyiinta kasoo horjeeda ayaa u cararay deegaano koonfur iyo waqooyi ka xira caasimada Somalia ee Muqdisho, kuwaasoo cabashooyinkoodu ay soo badanayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koonfur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD