U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waqooyi

Magac Lab
Xaraf WSubg WA7 xar
La Mid AhwoqooyiMagac Lab
1

Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.1978:(Febraayo Ilaa Maarso) Wuxuu noqday Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobollada waqooyi.

”
“

Dadka wariyayaasha ah ee imika Idaacadaasi ka soo hadlaa isuma dheelitirna, waxayna isugu jiraan dad reer Waqooyi ah iyo dadka reer koonfureedka ah iyo reer Puntland.

”
“

Ciidamada Itoobiya ayaa magaalada Jawhar ka degay dhinaca waqooyi bar koontarool ku yaala, waxaana ay halkaas ka bilaabeen baaritaano ay ku sameynayaan gaadiidka isaga kala aadaya Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waqooyi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD