U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeer1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf XSubg XE4 xar
1

Sharci; dastuur.

2

Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burcad badeedkaan ayaa lagu soo eedeeyey iney afduub u gaysteen gadiid badeed iyada oo xeer-ilaaliyaha dacwadaan ka hor akhriyey Maxkamada horteeda.

”
“

Dadka Somaliland waxay muddo dheer u adeegsanayeen xallinta khilaafaadka hannaan ku salaysan xeer-dhaqameedka.

”
“

.1.2 Xeer hoosaadka Goluhu waa qodobo qaanuuneed o lagu nidaaminayo: - 1.2.1 Qaab dhismeedka Golaha 1.2.3 Hab dhaqanka xubnaha iyo hanaan u socodsiinta Howlaha Golaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD