U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeeb1

Magac Dheddig
Naxwe-bo, m.l
Xaraf XSubg XE4 xar
1

Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Axmed Caalin oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay dhexgalaan beelaha dagaalamaya, isagoo sheegay in maamulka Ximin iyo Xeeb oo ay beesha kale kasoo jeeddo loo baahan yahay inay iyaguna kaalin ka qaataan daminta colaadda.

”
“

Iyo ugu danbeyntii sidii loo xoojin lahaa amniga iyo kala danbeynta ka jirta goobaha nabadoon ee Puntland, Galmudug iyo Ximin Iyo Xeeb.

”
“

Cimilada Ximan & Xeeb waa kulayl, Celceliska Cimilada maalintii waxay u dhaxaysaa 27C ilaa 37C, gobolada qaarkood sida Howdka baxdo, Godinlabe, hobyo bari dooxooyinka Cadaado iyo badda Xarardheere waxay leedahay hawo furan iyo kulayl dhexdhexaad ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bo, m.l

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD