U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kulayl

Magac Lab
Xaraf KSubg KU6 xar
1

Holan, humri iwm ee ka yimaada qorraxda, dabka iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cimilada Ximan & Xeeb waa kulayl, Celceliska Cimilada maalintii waxay u dhaxaysaa 27C ilaa 37C, gobolada qaarkood sida Howdka baxdo, Godinlabe, hobyo bari dooxooyinka Cadaado iyo badda Xarardheere waxay leedahay hawo furan iyo kulayl dhexdhexaad ah.

”
“

Cimilada Puntland waa kulayl, Celceliska Cimilada maalintii waxay u dhaxaysaa 27C ilaa 37C, gobolada qaarkood sida Howdka mudug, Gobolka sool, gobalka sanaag dooxooyinka Nugaal iyo buuralayda bari waxay leedahay hawo furan iyo kulayl dhexdhexaad ah.

”
“

Jawiga magaalada Cadaado ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl badan midna aan lahayn, qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kulayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD