U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caalin1

Magac Lab
Naxweculimmo/culummo, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Qof aqoon badan u leh cilmiga.

2

Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bootaan Ciise Caalin Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka 11. Xil.

”
“

Dhawaan ayaa lagu dhaawacay xildhibaan Bootaan Ciise Caalin bam lagu tuuray gurigiisa, xilli uu halkaas ku sugnaa, waxaana dhaawaca xildhibaanka loo qaaday dalka Kenya halkaasoo weli lagu daweynayo.

”
“

Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa ku kala qeybsan guddiga doorashada iyo xilliga la qabanayo doorashooyinka, iyadoo ay jiraan labo guddi doorasho oo ay soo kala magacaabeen madaxweyne Caalin iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

culimmo/culummo, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD