U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xasilloon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XA9 xar
La Mid AhxasillanFal Magu (4)
1

Wax deggan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa aawadeed, waxaa la gudboon Shacbiga reer Somaliland madax iyo shicib-ba, mucaarad iyo muxaafadba inay ilaaliyaan nabadgelyada iyo jewiga xasilloon ee lagu sugan yahay, isla markaana ay adkeeyaan midnimada guud iyo wadar ahaanta bulshada iyo Qaranka.

”
“

Guud ahaan wax garadka iyo inta jecel in qaranimadii dalku ay soo laabato waa in ay ogaadaan in ay adkaan doonto in la helo siyaasad xasilloon oo dalka lagu maamulo inta wadaaddada xanaaqsani ay siyaasadda lugta ku walaaqayaan.

”
“

Sidoo kale; waxay dadka deegaanku sheegeen in koxaha falkaas geystay aysan horay ugu arag gudaha Degmada waxaana saakay walaac xoggan uu ka jiraa Rabdhuurre oo ahayd xilliyadii ugu dambeeyay meel aad u xasilloon.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xasilloon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD