U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arag1

Magac Lab
Xaraf ASubg AR4 xar
1

Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaa waxa ay yihiin.

2

Muuqaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale, kooxda sannadkan ku guul-daraysatay labada koob ee dalka iyo horyaalka Yurub ee Leverkusen, ayaan toddobaadkan lagu arag fagaarayaasha waxayna u muuqataa inaanay sannadkan fadalo caddayn.

”
“

Arintan horeyna waan uga hadlay oo kuma difaacayo dowladda bal waa arin ay aad ugu ceebaysan yihiin, laakiin garta Allaah bay taqaan waxaa eeda 1aad iska leh Bulshada reer Puntland oo aan innaba wadaniyad lagu arag, wax baddana gabaad siiya dadkaas.

”
“

Dhinaca kale, Maamul-gobaleedka Puntland ayaa qarka u saaran burbur iyo qalalaaso siyaasadeed oo aan hore looga arag degaankaasi, iyadoo ay gacan ku leeyihiin maamulka TFG-da oo dano iska horimanaya ka leh Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD