U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudboon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf GSubg GU7 xar1 Tusaale
1

Wax habboon ahaansho.

2

Wax wax kale la siman ahaansho.

Tusaalooyin

“

Marka la joogo ùgarasboorama Xamar iyo Kismaayo waa g.yihiin.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa dhammaan inala gudboon inaynu ilaalino talada aqlabiyadda oo ah mabda’a aasaasiga ah ee ay ku dhisantay dimuquuraadiyada distoorkeenu ku taagan yahay.

”
“

Si looga gudbo ismari-waaga arimaha diinta, waxaa dadka Somaaliyeed la gudboon iney tallo cusub ufadhiistaan.

”
“

Waxa ila gudboon inaanan quusan, qancin ee aan ilmada iska tiro, wixii aan shacabkayga tari karana u qabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudboon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD