U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xarrago

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob.

2

Qurux; wanaag.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isaga oo dareemay niyadda iyo xiisaha Ilhaan inay ka xanaaqaan ruux sidan oo kale loo malaynayo inuu u fudud yahay Waa labbiskiisa e, ayuu shaadh gacmo gaab ah xarrago tii ugu dambeysay la tiicay, sawirro iyo wax kala nooc ah kumay xardhanayn.

”
“

Haddii ay arkaan gabar qurxoon oo xarrago la tiicaysa, way qarxaan xanaaq dartiis oo waxay nacladaan shaydaan la sheegay in uu gabadha suuqa u soo saaray.

”
“

Hase yeeshee, goolhaye Cudicini, oo Chelsea ah ayaa si xarrago leh kubaddaa u badbaadiyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xarrago - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD