U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf HSubg HA3 xar
1

Sida wax loo qabto ama loo sameeyo.

2

Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Doorashooyinkii (dawladaha hoose iyo madaxtooyada) waxa kale oo ay soo af jareen nidaamkii ku dhisnaa hab-beeleedka, xaaladda maanta taaganina waa mid ka duwan tii beeluhu ka talinayeen.

”
“

Canshuurta, ayaa iminka loo qaadaa hab casri ah iyada oo si fudud loo ogaado gaariga aan canshuurnayn iyo inta lagu leeyahay.

”
“

Abwaankuluc waa abwaan ilaahey ku manaystay murti ku salaysan hab-curis hanaan wacan oo laga dhandhansan karo qaafiyad suugaaneed oo ku qotonta ama dhidibada ku aasatay meel la hubo oo aanay si dhayal ah dhulka ugu dhacayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD