1
Muuqaal ishu u bogto; bilic.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Aad baan ula wada soconnay damaashaadkii iyo raynrayntii ka dhacday dalka Jili (Chile) ka dib markii sida qurux badan loogu guulaystay in laga badbaadiyo macdan qodayaashii (Miners) dalkaas ee godkii ay macdanta ka qodayeen uu ku dumey.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
Q · QU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
