U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tolay

Magac Lab
Naxwegeed
Xaraf TSubg TO5 xar
1

Weel qabo , caw, argeeg iwm ka samaysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekooyin badan oo jabaq uun ahaa ayuu isku tol-tolay oo sheeko qurux badan oo run u eg ka soo saaray.

”
“

Waxaan marka xigta talooyin ka dhiiban doonaa qaabka ugu habboon ee shacabka dulmani isaga dejin karaan shaqsiyaadka Dulmi-ku-naaxyada ah ee ay duudsanyihiin, dushoodana lagu tolay.

”
“

Qormadan kudkii kabaha loo tolay ayaynu isku dayi doonaa inaynu iftiimin kaga bixino marxaladihii qabyaaladu soo martay, sababaha keenay inay qabyaaladu xidida sii aasato, Diinta Islaamku waxa ay ka qabto qabyaalada iyo sida loo daawayn karo qabyaalada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

geed

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tolay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD