U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xafiis

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Qol ama ka badan oo lagu maamulo hawlo guud ama gaar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin maan arag urur kale oo uu xafiis uga furan yahay magaalada.

”
“

-kii, C/llaahi Ciise, isaga oo jira lix iyo toban sano, ayuu ka qalin jabiyey, dugsiga sare ee Talyaaniga wuxuuna noqday maamule xafiis.

”
“

ilaaa iyo dagaaalkii sokeeye bilowgiisii wuxuu ku lahaa xafiis notaayo ah magaalada Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xafiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD