U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lix

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI3 xar
1

.t Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; "6".

Tusaale Dheeraad ah3

“

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta boqol iyo lix.

”
“

Ciidamadii qaraxa lala begsaday oo watay lix gaari oo nooca Uralka loo yaqan ah ayaa waxay saldhig ka dhigteen goobitii lagu qarxiyay iyagoo xanibay socodka gaadiidka iyo kan dadka, waxaana gaadiid badan ay ku xayirmeen Muqdisho iyo Afgooye.

”
“

Caawa oo kale lix sano ka hor waxaa ciidamada Maraykanu ay khaarajiyeen hoggaamiyihii sida weyn loo doonayey ee Al-Qaacida Osama Bin Laden kadib hawlgal ay ka fuliyeen gudaha dalka Pakistan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lix - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD