U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wanaag

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Wixii fiican oo waxtar leh; samo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadiise aan hadafka lagu saleyn wanaag raadin iyo inta badan dantood, waxaa lagu sii hoobanayaa hoggii madoobaa ee hore inoo heeray ee halka aan joogno gaarsiiyey dalkeenii iyo dadkiisii.

”
“

"Dagaalka inaga ayaa ku qaadnay ciidamada AMISOM, waxaana beegsanay gaari ka mid ah kuwa biyaha qaada, nasiib wanaag waan gubnay, dagaal ayaana ciidanka la galnay" ayuu yiri sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo magaciisa qariyay.

”
“

Aamuskuna kama aha dulqaad iyo dabeecad wanaag ee waa ka itaal iyo arrin xumo oo wax uu samayn karo ayaaba iska yar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wanaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD