U gudub nuxurka bogga
SABAAD

itaal1

Magac Lab
Xaraf ISubg IT5 xar
1

Xoog.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labadaa dagaal oo cawaaqib ba’an u geystay dadka reer Ciraaq, diiftoodiina ay la itaal daran yihiin.

”
“

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegey in ciidamada aysan iska caabin badan kala kulmin kooxaha halkaas ka dhigatey kadib markii kooxdaas looga itaal roonaadey dagaalo shaley ka dhacey saldhigyo ay ku lahaayeen Galgala agagaarkeeda.

”
“

Morocco waxay soo baxday markii ay toddobaadkan 5 gool iyo eber ugu itaal sheegatay kooxda Equatorial Guinea, oo kula ciyaartay caasimadda dalkooda ee Rabat.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IT

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
itaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD