U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaari1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

(gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado.

2

Gaarigacan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baabuur ay Amisom Leedahay oo Dilay Dad Rayid Ah Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 15 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay lahaayeen Ciidamada Amisom ay isku dhaceen gaari caasi ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.

”
“

Burcaddan oo jidka u dhaxeeya Jowhar iyo Jalalaqsi u galay gaari rakaab, waxayna la beegsadeen rasaas fara badan oo dhalisay geerida Sadax ruux iyo dhaawaca afar kale oo ka tirsan dadkii saarnaa baabuurka.

”
“

Axmed loo gaari lahaa dib u heshiisiin buuxda islamarkaana loo soo afjari lahaa dagaalada in badan Soomaalida ka dhex jiray dad badanina ku geeriyoodeen kuwaasoo badankood aan waxba galabsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD