U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faral

Magac Lab
Naxwediinta
Xaraf FSubg FA5 xar
1

.kh f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Soonku wuxuu u qaybsamaa labo qaybood, kuwaasoo kala ah mid faral (waajib) ah iyo mid Sunno ah.

”
“

Sunnada (Carabi:سنة Jamaceeda waa Sunnooyinka:سنن) Waa waxii aanan faral, waajib aheyn oo haddii aad sameyso ajir ka heleysid haddii aadan sameynine wax danbi ah kaasoo raaceyn.

”
“

Soonka bisha Ramadaan waxa uu ilaahay muslimiinta ku faral yeelay oo uu ku waajibiyey bishii Shabcaan ee sannadkii labaad ee Hijriyada, wuxuuna xiligaasi ahaa markii uu Nebi Maxamed (NNKH) laba sannadood joogay magaalada Madiina.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

diinta

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faral - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD