Tusaale Dheeraad ah3
“
Sida aynu wada ogsoonahay dalku awood uma yeelan inuu soo daabaco Lacag ku filan oo noqon karta mid gacmaha dadweynaha wareegta iyo qayb kayd ahaata oo kaabi karta tan hore, waxaana u daliil ah in gobolladeena qaarkood ay weli ku socdaan lacago kale.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
