U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toorri

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TO6 xar
La Mid AhtoorreyMagac Dheddig
1

Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Halkaas ayayna ka bilaabantay tuhunka iyo tafaraaruqa isticmaarku ku dhex tuuray dadka reer jabuuti oo toorri iyo toog iyo turuqba isku tumay.

”
“

Iska hor-imaadyada taageerayaasha labada xisbi ee UDUB iyo KULMIYE waxay mararka qaarkood isu rogaan gacan ka hadal dhaawacyo la isugu geysto, iyadoo ay ugu yaraan ilaa laba qof dhaawacyo soo gaadheen, ka dib markii ay lagu weeraray toorri iyo dhagxaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toorri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD