U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuuban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf DHSubg DHU7 xar
1

Wax baaxaddiisa la yareeyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ukunta wexey u kala baxdaa 4 nooc ukun caadi ah Madax dhuuban salna weyn iyo Ukun Madx iyo sal siman iyo Ukun Qalooc ku jiro madaxa iyo salka tan u danbeyso ukun Ukun dhexda ka wareegsan.

”
“

Ma aanu lahayn jidh weyd ah, mana lahayn madax yar iyo qoor dhuuban.

”
“

Leeb ( carabi : سهم taliyaani : freccia ingiriis : arrow) waa ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso ka dib la rido ayadoo lala shiishayo bar ama meel.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuuban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD