U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mindi

Magac Dheddig
Naxwe-iyo, m.l
Xaraf MSubg MI5 xar
1

Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mindi waa shay wax lagu jaro, waxaana lagu isticmaalaa kushiinka.

”
β€œ

Mindi saawir ah ayey ku turturqeen oo halyeygii Lumumba ku dileen.

”
β€œ

Ninkan ayaa dukaan kasoo Iibsaday Mindi, isagoo Cameradii dukaanku ay qabatay isagoo qaadanaya mindidaasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyo, m.l

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mindi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD