U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gacan1

Magac Lab
Naxwe-ammo/-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Khoori.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-shabaab oo laga qabsaday Galhareeri Koox hubeysanaya la wareegtay gacan ku haynta degmada Galhareri oo ka tirsan Gobolka Galguduud, kuwaasoo sheegay inay ka tirsan yihiin Urur-diimeedka Ahlusuna Waljamaaca.

”
“

"Aniga iyo wasiir keliya waxba ma qaban karno, waxaan u baahanahay in gacan aan ka helno qaybaha kale dowlada Somalia, sida Sh.

”
“

Arrintani waxay soo baxday markii ay soo baxeen warar tibaaxaya inay Vieira u gacan-haadiyeen kooxaha kubadda cagta ee Real Madrid iyo Manchester United, si uu ugu biiro iyaga oo uu uga soo wareego kooxda Arsenal ee Highbury.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ammo/-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gacan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD