U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shacab

Magac Lab
Naxweshucuub, m.dh
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

Dadweyne; ummad.

2

Qar badda dhexdeeda ku yaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad shacab u badnaa oo wax yeelooyin kasoo gaartay Qaraxyadaasi..

”
“

Askarigan, ayaa sheegay inuu arkay afar askari oo dhaawacyo kala duwan qaba, sidoo kalena uu arkay dhowr qof oo shacab oo dhiig badan uu ka daadanayo, oo ay ku jireen haween iyo caruur aad u da'yar.

”
“

"Bartilmaameedkeennu waa Al-shabaab ee ma ahan dad shacab ah. waxaana socda qorshe lagu darsayo dhibaatooyinkii shacabka gaaray oo runtii aan aad uga xumahay," ayuu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ku sheegay wareysigiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

shucuub, m.dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shacab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD