U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf QSubg QA3 xar
1
2

Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.

Tusaale Dheeraad ah3

“

J: Shixnadahaa faanka ahi waxay ka koobnaayeen, madaxweynihii Soomaalileyn ayaanu caydhsanay oo qar iyo buur baanu ka tuurnay ayaa ka mid ahaa shixnadaha faanka ah.

”
“

Madaafiicda iyo hugunka Rasaastii ay isku ridayeen labada dhinac ayaa siweyn looga wada maqlay guud ahaan qeybaha ay degmada ka kooban tahay iyo qar kamid ah xaafadaha magalada, waxaana inta la og-yahay dagaallkaasi uu geystay dhimasho iyo dhaawac.

”
“

Safiirka Soomaliya ee Dalka Talyaaniga oo been abuur ku tilmamay warar ay ka qoreen qar ka mid ah Warbahinta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD