U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wakhti

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
La Mid Ahwaqti1Magac Lab
2

Xilli; nur.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agendayaasha shirka looga hadli lahaa waxa ku jirey heshiis qabya ahaa oo miiska la soo saarey wakhti laga joogo todobaadyo yar, markii labada dhinac ay ku kulmeen magaalada Nakuru ee Kenya.

”
“

Had iyo jeerna marka aanu tababarka qaadanayno waxaanu samaynaa waxyaabo badan oo aan noo suuro-gelin in aanu samayno marka dambe ee aanu ciyaarta galno, laakiin wakhti wanaagsan ayaanu wada qaadanaa.

”
“

Dhaqan ahaan, dadka Gadabuursiga ahi waxay tan iyo wakhti hore ahaayeen kuwo beeroleey ah, ayagoo beeran jiray midho iyo khudaar badan oo ilaa maanta laga helo deegaanadaasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wakhti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD