U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rogo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf RSubg RO4 xar
1

Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho.

2

Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho.

3

Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho.

4

Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintan oo keentay in uu fido nabaad-guurka ciida oo mustaqbalka keeni kara in dhul badani isu rogo lama dagaan.

”
“

Lacagtan oo marka dollar loo rogo gaadhaysa ilaa Hal milyan oo Doollar, wuxuu muwaadinkaasi la yaabay dhaqaalaha hantida badan ee Wasiirkaasi uu gacanta ku dhigay.

”
“

Weerarkan ayaa sababay in xaafadaha Buulo-xuubey iyo Tabakaayo Madow ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley xalay lagu soo rogo bandow bilaabanaya 7:00 fiidnimo soconaya ilaa 6:00-aroornimo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

R · RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rogo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD