U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bandow

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa saran bandow aan la ogeyn mudada uu ku eg yahay iyadoo habenadii u danbeeyay ay halkaasi ka dhacayeen qaraxyo, dilal iyo dhaawacyo loo geysanayo dad rayid ah.

”
β€œ

Afgoye oo bandow lagu soo rogey Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose isla markaana dhawaan DF ay maamul cusub halkaasi u magacowday ayaa caawa bandow saran yahay.

”
β€œ

Bandow Caawa lagu soo rogay kana dhaqangalay Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bandow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD