U gudub nuxurka bogga
SABAAD

milyan

Magac Lab
Xaraf MSubg MI6 xar
La Mid AhmalyuunMagac Lab
1

.t. Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; "1.000.000".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada DGPL ayaa maalintii shalay dhacay bangiga magaalada Galkacayo iyada oo lacagta la dhacay ay warar dambe sheegayaan in ay ka badneyd 70 Milyan sh.so ah, balse ay ahayd hal bilyan oo sh.so ah.

”
“

Cabirka la saadaaliyay sanadka 2050ka ee bulshada reer Marooko ayaa la rajaynayaa in ay kor u dhaafto 50-milyan oo ruux.

”
“

Bulshada caalamka oo u balanqaaday dowladda KMG lavag gaareysa 250 Milyan oo Doolar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
milyan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD