U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raaf1

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf RSubg RA4 xar
1

Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood.

2

Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Wasiirka Difaaca dalka Jabuuti Hurre Kifle Ax'ed oo isaguna ka hadlay furintaankii carbiskan ayaa sheegay in dalkiisu uu ku daray ciidamadiisa khatarta ah ee Raaf, taasoo cadeyn u ah buu yiri sida Jabuuti ay uga go'an tahay xaslinta Gobolka.

”
“

Waxaana maalmahanba aloosnaa xaalad dhaqaale oo qasaawe-salan gelisay hab nololeedkii dhaqan/dhaqaale ee bulshada, oo markiisii horeba ahaa mid raaf-dilaacsan oo basaas iyo busaarad dugsanayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD