U gudub nuxurka bogga
SABAAD

busaarad

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BU8 xar
1

Nolol gaajo, arrad iwm leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markuu arko mid busaarad sanaa oo sabool ahaa oo laga dhigay Mayor iyo wax la mid ah oo 3 bilood kaddibna 2 guri dhistay sow inuu markaa cashuurta diido maaha?

”
“

Wax dhibaato ah waxa jira busaarad saamaaysay dalka oo dhan sababna ay u tahay xayiraada dhoofka xoolaha.

”
“

Xildhibaanada Baarlamaanka ee gaaraya 70-ka Mudane ayaa ahaa kuwo bilihii u dambeeyay ay busaarad ku heysay magaalada Nairobi, isla markaana halkaas ka waday kulamo gaar gaar ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
busaarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD